Madaxdii hore ee dalka oo la kulmay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif (Sawirro)

Wafdigii ay horkacayeen madaxdii hore ee dalka oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif. Wafdigan oo ay horkacayeen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa kulan ay la qaateen Ugaas Xassan kala hadlay dhibaatooyinka ka jira gobolka gaar ahaan magaalada Beledweyne oo dhawaan … Continue reading Madaxdii hore ee dalka oo la kulmay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif (Sawirro)